Xadgudubyo ka dhacay Boosaaso maalmihii dagaalka oo la diiwaan geliyay iyo Magdhaw….

Xarunta Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland ayaa war saxaafadeed ay soo saareen kaga hadlay xadgudbyo naf iyo maal leh oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari maalmhii ay ku dagaalamayeen ciidamada Puntland iyo kuwa PSF. War kasoo baxay Xarunta Difaaca Xuquuqda Aadanaha Puntland, ayaa lagu sheegay in ay diiwaan galiyeen xadgudubyo badan oo shacabka … Continue reading Xadgudubyo ka dhacay Boosaaso maalmihii dagaalka oo la diiwaan geliyay iyo Magdhaw….